Madaxa Booliska caalamiga ah ee INTERPOL oo nolol iyo geeri lagu la’yahay

Waxaa la waayey meel uu jaan iyo cirib dhigay Madaxa booliska caalamiga ah ee Interpol Meng Hongwei xilli uu ku sugnaa dalka Shiinaha, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in xabsiga la dhigay. Labo sano ka hor ayaa Meng Hongwei loo magacaabay xilka madaxa booliska caalamiga ah ee Interpol u xarunteedu tahay dalka Faransiiska, muran xooggan … Continue reading Madaxa Booliska caalamiga ah ee INTERPOL oo nolol iyo geeri lagu la’yahay